Mareykanka oo sheegay in duqeymo cirka ah ay ka fuliyeen Buulo Mareer

Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay agagaarka Saldhigga ATMIS-ka ee Buulo Mareer 26-kii May.

Sida ay kusoo qoreen mareegtooda rasmiga ah, taliska ayaa sheegtay in weerarka ay ku burburiyeen hub iyo qalab si sharci darro ah u qaateen Al-Shabaab.

Taliska Mareykanka ayaa sheegay in weerarka aysan wax dhibaaato ka soogaarin dad shacab ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker