Hoggaamiyaha kooxda Xizbullah Oo Ka Hadlay Weerarada ay is-weydaarsadeen Israel

Hoggaamiyaha kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan Sheekh Hassan Nasrallah ayaa   sheegay in kooxdiisa ay dooratay inay duqeymaha Israel uga jawaato gantaallo lagu tuuray dhul banaan, balse ay ficilladooda kasii dari karaan mustaqbalka.

Lama soo werin wax duqeymaha oo dhacay Sabtidii, mana jiraan illaa hadda khasaare ka dhashay weerarada labada dhinac.

Jimcihii, Xizbullah ayaa gantaallo ku tuurtay dhanka ciidamada Israel, taasi oo dhalisay in Israel ay iyana weerarto Koonfurta Lubnaan. Labada dhinac ayaa gantaalladooda la beegsaday dhul banaan, taasi oo muujisay inaysan dooneyn inay xaaladda kasii daraan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker