Safiirka Somaliland ee Sweden Amb Zakariye Xasan Wacays oo u Hambalyeeyey Heshiiska Xukuumada & Jabhada Cor. Caare

Safiirka Somaliland ee Sweden Amb Zakariye Xasan Wacays oo u Hambalyeeyey Heshiiska Xukuumada & Jabhada Cor. Caare, Safiirka oo bartiisa Facebooka ku soo bandhigay hambalyadan ayaa si weyn u bogaadiyey Madaxweynaha & xukuumada Somaliland & gudidii dhexdhexaadainta & weliba Cor Caare sida quruxda badan ee ay nabada u soo dhameeyeen & heshiiska taariikhiga ah, Safiirka ayaa qoraalka uu bartiisa Facebooka soo dhigay uu u dhignaa sidan:-

 

(Maanta waa maalin aynu ku xasuusan doono wada jirkeena iyo midnimo. Waa maalin dhamaan Somaliland u ah guul. Cadowgeenana u quus goynaysa. Hambalyo intii ka howlgashay Soo afjarida arinkii Caare ha ahaato odayaal, xukumad iyo dhamaan shacabka Somaliland),

Amb. Zakariye Xasan Wacays

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker