Guuxa ku saabsan in la baabi’iyo Boqortooyada UK oo kordhaya

Sabtidii waxa kaniisadda Westminister Abbey ee magaalada London lagu caleemo saaray Boqor Charles-ka saddexaad.

Charles ayaa xilka wuxuu ka dhxley hooyadiis Queen Elizabeth oo boqorad ahayd 70 sannadood, taasi oo geeriyootay sannadkii tegay.

Balse waxaa hadda soo baxaya guux ay dadka qaar isku weydiinayaan in la gaaray xilligii meesha laga saari lahaa boqortooyada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker