Axmed Rashiid oo ka tirsan Booliiska Kenya caan ka ah dalkaasi ayaa maxakamad loo soo taagayaa dilka laba qof oo uu hadh cad ku khaarajiyay Xaafada Islii ee Magaaladda Nairobi. Hay’adda madaxa banaan ee kormeerka booliiska ayaa soo gabagabeysay baaritaankii dhimashada Jamaal Maxamed iyo Maxamed Daahir Kheri ka dib toogasho ka dhacday xaafadda Eastleigh, ee ismaamulka Nairobi, waxaana la ogaaday in dhimashada ay ka dhalatay dil uu booliis geystay,” ayay tidhi Ms Makori.

Axmed Rashiid oo ka tirsan Booliiska Kenya caan ka ah dalkaasi ayaa maxakamad loo soo taagayaa dilka laba qof oo uu hadh cad ku khaarajiyay Xaafada Islii ee Magaaladda Nairobi.
Hay’adda madaxa banaan ee kormeerka booliiska ayaa soo gabagabeysay baaritaankii dhimashada Jamaal Maxamed iyo Maxamed Daahir Kheri ka dib toogasho ka dhacday xaafadda Eastleigh, ee ismaamulka Nairobi, waxaana la ogaaday in dhimashada ay ka dhalatay dil uu booliis geystay,” ayay tidhi Ms Makori.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker