Bulshada Degmada Dacar-Budhuq oo Cabasho Xooggan ka Muujiyey Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka
Hargeysa – (OWN) – Bulshada ku dhaqan Degmada Dacar-Budhuq ee gobolka Maroodijeex ayaa Cabasho Xooggan ka Muujiyey Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Somaliland, iyagoo si gaar ah farta ugu goday Wasiirka Wasaaraddaas Cabdilaahi Abokor Cismaan.
Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalkan