Todobaadka iyo Tempo Afric TV : khaladaadka Ay Sameeyaan Siyaasiyiinta Somaliland

Todobaadka iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program, waxaan ku qaadaadhigay khaladaadka ay mararka qaarkood sameeyaan siyaasiyiinta Somaliland marka ay ka hadlayaan qaab-dhismeedka Baarlamaanka Somaliland, doorashada Golaha Wakiiladu ma qabsoomi kartaa Dec. 12, 2019? iyo sida laysugu dubaridi karto doorashooyinka kala duwan ee Somaliland.

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker