Xisbiga UCID Oo Gargaar Bini’aadminimo Gaadhsiiyey Jaalle Aweys Baafow … See Arrin Yahay ?
Xisbiga UCID Ee Somaliyeed Gaar Ahaan Somaliland Ayaa La Arkay Oo DANYARTA U Gargaaraya Muqdishu Tasoo Mar Qudha La Yidhi UCID “Got Its Groove Back ” Ruuxi Iyo Xamaasadii Ayaa Kusoo Noqotay Xisbigii UCID Kadib Mudo Markuu Xisbigu Ahaa Hantigoosad Gaamuray Iminka Wuxuu Usoo Gurguranayaa Xagii Bahda” Social Democrats ” Oo Uu Ka Tirsanaan Jiray Iyadoo Xisbigu Uu Caawimo Bini’aadminimo Gaadhsiiyey Halgamaa DANYAR Ah Jaalle Awees Baafow Kasoo Ka Badbaay Allah Mahadi Ha Ka Gaadho Ee Isticmaalka Mandooriyaha Xabagta Ama Koolada Isagooy La Tacalayaan Niman Tol Ah Oo Somaliyeed Warye Sare Xasan Top Wariye /Alfanaan Nidaamiye Iyo Gudoomiye Gulfaan Iyo Bahda Durdur Media ………… Ummada Somaliyeed gaar ahaan Beelweynta Jareer Wayne Aad Bay Ugu Diirsadeen Warkaa Iyo Gacantaa Khayrka Qabta Ee Ka Dhacday Xisbiga UCID Jaza’akuma Allah Khayra Iyadoo La Filayo Inuu Xisbiga Waddani Ama Qurba Joogtiisu Ay Iska Bareejeeyaan Xisbigu UCID Ooy Waxa La Gadhaan Halgamagaa DANYARTA Ah Oo Dhawaan Doonaya Inuu Guursado Gabadh Habargadir Cayr Ah …….Waar Hadii Tol Layahay Somaliyeey Ninkaa Gabar Cayr Ah Ha Lasaaro…
Isna Waxa La Arkayey Macaali Wasiir Faratoon Oo u Baroor Diiqaya Boqortooyada Sucudiga Dabkii Shidaalka Qabsaday Waa Si Fiican In Muslimka Loo Baroor Diiqaa Lakiin Ma Kuu Ogyihiin Mise Waxaad Soo Wadaan Baroodiiqa Awgiis Ayey Boqortooyada Sucuudigu Basboortka Somaliland Ku Ictiraaftay ……Muwaadin Dabkan Sucuudiga Cid Dhalisay Iyo Meel Uu Ka Dhashay Midna Ma Sugna Maraykanku Iran Buu La Dhacayaa Sucuudiguna Xuutiyiinta Ayuu Dusha Uga Tuuray Sheeko Noocan Oo Kale Ah Ayey Laba Bilood Ka Hor Uu Ku Burburay Isbahaysigii Ay Hogaaminayeen Imaraatka Iyo Sucuudigu Oo Laba Maxamed Isku Segeen Maxamed Bin Salmaan Iyo Maxamed Bin Zayid Dhacdadaa Oo Ka Dhacday Marinka Hormuz Ooy Dawlada Imaraatku Iyakoo Arkaya Waxa Dhacay Inuu Yahay Shil Ayna Shaqo Ku Lahayn Dawlada Iran La Damcay In Iran La Duqeeyo Waa Ta Keentay Inay Imaraatku Dib U Gurasho Xeel Dhigaleed Kasameyaan Isbahysiga Sucuudiga Cilaqaadka Iran Iyo ImaraatKana Oo Soo Jireen Ah In Si Xawli Ah Dib Loogu Soo Celiyo Muwaadin Kala Badh Dadkan Af-Carabiga Ku Hadlaya Wadamada Kuwait Iyo UAE Asalkoodii Waa Iran Imaraatku Si Laxaad Leh Iminka Qatar Bay Dooneysaa Inay Cilaqaadka Soo Ceshedaan Qatar Baa Ku Gacan Saydhay Iminka Imaraadku Waxay Raadinayaan Cid Iyaga Iyo Qatar Kala Dhex Gasha Ogow Cidii Taariikhiyan Kala Dhex Geli Jirtay Waa Boqortooyada Sucuudiga Waad Ogtohoo Kuu Sheegi Maayo In Wiilka Maxamed Ihi Boqortooyada Cumaamda Ka Tuuray…..Yeelkeede
Ogow Muwaadin Madaxweyne – Ku – Xigeen Saylici Wuxuu Imaraatka Ugu Cararay Maaha Arrin Salidhig Waayo Arrinka Saldhigu Ma Dhafsiisna Khiyaalka Dhawr Nin Oo Somaliland Kasoo Jeeda Waligaa Arki Maysid Dawlada Imaraatka Oo Salidhigaa Berbera Ka Hadleysa…. Ta Madaxweyne Ku Xigeenku U Tagay Waa In Ayna Warkan Saldhiga Ka Didin DP World Oyna Iyaka Is Moodin Waayo DP World Way Ogtahay Inaan Saldhig Imaraat Leeyahay Ama Donayaa Inaanu Jirin.
Waar Aynu Halgamaa DANYAR Jaalle Awees Baafow Aynu Ku Noqono Iyo Taakuleyntii Xisbiga UCID Kaga Jawaabay Tolaay Yaa Somaliyaay Isagoo Nin Magaciisa Lagu Soo Gaabshay Xoghaye Bashir Oo Ka Wakiil Ah Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Nuuxnuuxsaday Marka La Yidhaah Ya Maali Jirayeey Ee Qaylo Dhaan Qof Somali Ihi Meel Kasoo Dhacdo In Loo Wada Istaago Cidii Hong Kong Ta Ethiopia Noqoneysa Ee Ethiopia Dilaalaysaa Yeelkeede……. Iyadoo Xisbiga UCID Sheegay In Waxtarkani Sidoo Kale Yahay Xaal Iyo Xurmeyn Ku Aadan Halgamaa DANYAR Jaalle Aweys Baafow Iyo In Cumaamada Lagu Tuuray Jaalle Baafow Ooy Marwo Fartuun Balbalaarka Kula Dul Kuftay Erayo Gef Iyo Baadil Ah ……….. Waar Waxa La Sheegayey Beelweynta Jareer Wayne Oo Leh …….
Lama Soo Dayee Kuwii Diirta Xadeena
Lama Soo Dayee Kuwii Diirta Xadeena
Jaalle Guddomiye Waraabe Baafow U Gargaarow
Adaan Kuula Jirnaa Adaan Kuula Jirnaa
Jaalle Gudoomiye Bur Iyo Bariis
Waar Adigu Waa Hal Iyo Eber Xisbiga Waddani Baa Looga Fadhiyaa Iska Bareejeyn !
https://youtu.be/1e65kOu0uPA