Kooxaha Ingiriiska Oo sanadkan Wacdaro ka Dhigay tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league-ga.

Kooxaha reer Ingiriis ee Liverpool, Manchester United, Manchester City iyo Tottenham ayaa u soo baxay wareega siddeed dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league-ga.

Waxaa tarkan ku weheliya kooxaha reer Ingiriis afarta kooxood ee kala ah Barcelona Isbaanash ah, Juventus oo Talyaani ah, Ajax oo Holland ah iyo FC Porto oo Burtiqiis ah.

Kooxda Liverpool ayaa caawa kulankii lugta labaad cashar ugu dhigtay Bayern Munch oo marti loogu ahaa garoonkeeda Allianz Arona, kadib markii 3-1 loogu awaad sheegtay.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker