Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaadhey Magaalada Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga.

https://youtu.be/KX0EVJEnX6s

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker