Dhegayso: Wararkii ugu dambeeyey wada-hadallada Jabuuti
JABUUTI โWada-hadalladii u dhexeeyey Ergooyinka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta mar kale la iskugu yimid maalintii saddexaad, ayaga oo ka socda magaalada Jabuuti.
Wada-hadallada ayaa waxa ay u socdaan guddiyo farsamo oo ka kooban 14 xubnood oo labada dhinac ah, waxaana goobjoog ka ah madaxda sare ee labada dhibac iyo dowladda Jabuuti.