Safiirkii Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Indonesia oo Hargeysa Lagu Xidhay

Safiirkii Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Indonesia Amb Kayse Gurey oo dhowaan xilka iska casilay si uu ugu noqdo Somaliland oo uu kasoo jeedo ayaa lagu xidhay Hargeysa.
Mr Kayse Gurey, ayaa saaka Madaarka cigaal kasoo dega waxaana amray in lasoo fasaxo Wasiir Maxamed kaahin oo booliska u sheegay in masuulkan la cafiyay hase yeeshe markii uu gurigiisi tegey ayaa waxa ka daba tegey oo afduubtay ciidamada Sirdoonka leexsan ee qoyska Madaxweynaha lamana garanayo meel la geeyay.
Wasiir Siciid Sulub, Taliye Dabagale & Gud. Faysal Ali Waraabe ayaa hadda saldhigyada Hargeysa ka raadinaya Amb Kayse oo hayb ahaan kasoo jeedo Beesha [Garxajis]

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker