Madax Dhaqameedkii Ka Yimid Muqdisho oo Gaadhay Jiida Dagaalka
Isimada dhaqanka beelaha hawiye iyo digil iyo mirifle ayaa gaadhay jiidaha ay isku hor fadhiyaan ciidamadu si ay xaalada uqiimeeyaan, Waxa ay u gudbi doona Laascaanood.