Cismaan Dooloow Abti Xishood! W/Q; Siyaasi Khadar Figaase

 

 

 

Cismaan Omar Doolow Abti Asc Sallaan Ka Dib Abti Aniigo Waliba Ka Xishonaya Oo Abti Lagu Yahay Marna Niman Iilmader Ah Aynu Nahay Waxanu Ku Waydinayna Niinka Odayga Ah Ee Qaranka Somaliland Huwan Magacisa Ee Guddomiyaha Banka Dhexe Mudane Cali Ibrahin Baqdadi

 

Waxaa Wanagsan Oo Dhaqan Ahan Tolimo Ahan & Qaran Ahan Ku Wanagsan Ragu Hadu Mar Isku Dhaco Ama Islayo Rag Waa Kii Kalla Taga Ee kalla Xaraga Qata hadda & Hore Guddomiye Cali Ibrahin Ma Aragno Wax Khalad Ah Oo U Kugu Hayo Ama Geef Ah Wanna Niin Wayn Oo Qaranka Xil Culus U Haya

 

Oo Umada U Adegaya Balse Su, Ashu Waxay Taahay Niinka Ina Cumar Dool Maxa Odayga Laga Siya Abti Anago Egayna Waxaynu Nahay Abtinimada Iilmader Nimada Waxaa Wanagsan Inaad Birma Gaydo Yelato Oo Cismanaw Wuxuun Xeriso Abti Bal Maxa Laga Siya Cali Ibrahin Anaga Uu Tool Ah Oo Ka Sinayna Waxaa U Ka Haysto

 

Waxaad Cadaysatay Inaad Warbahinta Kalla Duwan Baraha Bulshada Facebookga & Midhiyaha Aad Bartilmameed Ku Noqotay Aflagadada Oday Cali Ibrahin Baqdadi

 

Cisman Omar Dool Abti Birma Gaydo Yeelo Oo Wuxuun Xeeri Oo Xishood Garta Cismaanow Ina Sanwayne U Geeyo Khaladka Adiiga Leeh Ee Gartada Qaado Ina Cumar Doolow

 

Abti Tallo Ahan

 

Abti Ha Ka Tagiin Xaragada & Waxa La Yahay Niinka Odayga Ah Ee Guddomiye Cali Ibrahin Baqdadi Nabad Gali Oo Ka Daa Gaafka & Gardarada And Geedna Logu So Gabaan Ee Aad Ku Hayso Niinka Raagi Wa Kii Garaba Ee Qata Khaladkisa Qaado Khaladkaga Abti Oo Aman Halaga Heello ina Cumar Doolow Abti

 

Alla Mahad Leeh

 

Wabi-Laahi Tawfiiq

 

By Mr Siyaasi Khadar Fagase Dubad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker