Daawo:- Ciidamada Police-ka Somaliland Oo ka Hadlay Hawlgallo ay Kula Dagaalamayaan Faldanbiyeedyo Dalka Ku Cusub.
Hargaysa:- (OWN) Taliska Guud Ee Bilayska Somaliland Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa Waxa ay Faah-faahiyeen Hawlgallo ay Kula Dagaalamayaan Fa-lal Danbiyeedyo Ku Cusub Gudaha Somaliland Sida Dhac Loo Gaysanayo Gaadiidka Iyo Danbiyo Kale Oo Ay Soo Bandhigeen Halkan Ka Daawo Faah-faahinta Warkan