Mr. Didier Drogba inadeerkii ayaa bililiqaystay Jaalle Ina Geelle Arab Djibouti…!

AfriKan Tykuun Jaalle Axmed Cismaan Geelle wuxuu yagleelay  2005 shirkad ah agglomerate ama  takatul ka kooban kutlad shirkado ah ila toban waydun wada garaneysaan inay gaaladu tidhaah  ” A short agglomerate cork suggests that the bottler had little regard for the ageing ability of this wine, while a particularly long cork is indicative at least of ambition or optimism “.

” Furka lagu xidho wine -ka gaaladu cabto oo aggolomerate ama takatul ah  ninka wine -ka sameeya ee isticmaala furka gaabine waxaanu ku imaan qabin inuu wine kaasi cimri dheer yeelan doono , lakiin ninka cork ama fur dheer isticmalaa wuxuu ku tusayaa ugu yaraan inuu dumuux ama himilo leeyahay yahayna qof hami iyo rajo leh “…….. Aragti dheer , hami cafimaad qaba iyo rajo fiican waa magaca kowaad , labaad iyo sedexaad ee Jaalle Ganacsade Sare Axmed cismaan Geelle.

·         Sanadku waa 2005 Computer-ka desktop ah hard drive kiisu wuxuu ahaa 4 GB iminkana I trillion buu maraya laptop-ka wuxuu ah 2 GB . Digitale Television ma jirin lakiin Ganasade sare Jaalle Axmed Cismaan Geelle waxa istusay inuu soo socdo kacaan Multmedia ah isagoo gartay inuu kacaankaa hogaamiyo geeska Afrika ..

·         Sanadku waa 2005 DP world weli Afrika wax ma moodo oo waxay ku mashquulsan tahay inay la wareegto dekkado  Maraykan ah sida New York oo loo diiday iyo dekkedo ku yaal Yurub sida Ingiriiska iyo Dekkeda Constansa ee Romania ……… Isagoon Hype iyo shugux daba kicin China iyo DP World arrliga joogin ayuu dareemay African Tycoon Axmed Cismaan Geelle in koboc dekkadeed oo wax ka ool ihi inuu kusoo fool leeyhay Geeska Afrka siiba Djibouti waa ta keentay inuu bilaabo kacaan Logistics ama Saadka ah kasoo ah wadnaha dekked iyo madaar kasta iyo meel waloo gadiid ka shaqaynayo .

·         Sanadku waa 2005 kobaca dhaqaale ee Afrika weli ma bilaaban lakiin dhaqaale yahan badan oo caalami ahi waxay leeyihiin xaflada koboc dhaqaale ee soo socotaa waxay ka dhici doontaa Afrika waydun aragtaan maanta koritaanka dhaqaale ee dalalka Afrika badi waa 7 % halka Europe iyo Maraykan ku wareegayaan 1.5  % ilaa 2.5 % kobocaa dhaqqale ee Afrika wuxuu u baahan yahay Construction iyo Dhismayaal sidoo kale infrastructure iyo kaabayaal waxka oola ah  waatu gartay Jaalle Ganacsade sare Axmed Cismaan Geelle…

Afrikan Tycoon Axmed Cismaan Geelle Shirkada uu yagleelay 2005 ee agglomerate ama  takatul ka kooban kutlad shirkado , waxay  ka koobnayd toban shirkadood oo u badan franchiase ama Imtiyas Tijaari sidaa shirkadaa Coca Cola ood magaceeda isticmaaleysid…….. Tobanka shirkadood waxa laysku yidhaah GSK – Group ha ku khaldan GlaxoSmithKline kuwaasi waa dawooyin qudha lakiin shirkadan Tobanka u kala baxaysay ee Ganacsade Sare  Axmed Cismaan Geelle waxay u qaybsan yihiin  Sedex qaybood isagoo ka jawaabaya baahiya kor aynu ku xusnay :

1. Mutimedia  sida Shirkada Multivision -GSK Group

Multivision is the exclusive franchisee for DStv, in Djibouti and Somaliland. It is a renowned company offering numerous television channels such as the BBC, CNN, Fox, Discovery, Star, Sky and many more.

It supplies, to the largest foreign troops bases in Djibouti, broadband Internet access facilities and it also broadcasts its own digital television channel bouquets in Somaliland.

Waad aragtaa waxay Djibouti iyo Somaliland sisaa satellite TV’s sida BBC, CNN, Fox, Discovery, Star, Sky  iyo qaarkaloo badan India iyo Turkey ayaa mid kiiba kusoo tuuraa 600 oo channel .

Sidoo kale  waxay internet tayadiisu sareyso ka haqab tiraan qacidadaha ciidmada shisheeye ee Djibouti ku yaal.

2. Shirkado saad ama Logistics oo badan

3. Shirkado construction ama dhismo .

Wararka ka soo baxaya Djibouti waxay sheegayaan in 10 -kii shirkadood afar la bililiqaystay afartaas oo hadaad u fiirsatid si fudud lixda kale loo hoos gayn karo YAA BILILIQAYSTAY XOOLIHII XALAASHA AHAA ?

1. Shirkadii Multimedia ee kor ku xusan waxa la wareegay oo daartii cadayd ee Ganacsade Sare Axmed Cismaan Geelle dhex fadhiya nin Beesha Jareer Wayne kasoo jeeda  ka yimi wadanka Ivory Coast adigu Didier Drogba inadeerkii lagu magacaabo  Mr.Tom oo qaba Fadumo  Ismaciil Cumar Geelle adigu Marwo Suuban Maxamed Siyaad waar bal gardaradaa eega waar wixii beelweynta Arab maxay beelweynta Jareer Wayn u siyeen…………………. Waar Kable-kii la lahaa Mr. Ina Aw Siciid baa leh ma Mr. Tom Jareer Wayn baa iska leh waar warka gaadhisiiya qoladii Oodweyne iyo Togdheer waa inuu Mr. Tom Jareer Wayne yimaadaa oo uu wax noo sheegaa waar reer Sanaagow waad maqleysaan oo iminka ninka ay u xihdan yihiin  Abwaan Baashe iyo Macalin Cabdiqaadir ee million iyo badhka Dollar naga donayaa ma Mr. Tom Jareer Waynaa Heego caqli Xumaa …………….Yeelkeede.

2-  Shirkada labaad ee la dhaxal wareejiyey  waxa la yidhaah Djibouti Container Freight Station  – GSK Group,  Shirkadu  waa  logistics small volumes waxay ku taal meel istratiiji ah u jirta 10 daqiiqo Dekkeda Doraleh , Shirkadu way furan tahay 24 sacdood todobada cisho ee asbuuca shirkada Mulkilaha cusub waa  Marwo Nazil Cabdilaahi Kaamil  gabadhu waa Cafar waxa nin ka horeeyey Duqa intaan khumkhumka loo shidin isaga  u dhashay Marwada kowaad Kharda Maxamuud Xayd .

3- Shirkada sadexaad ee la dhaxal wareejiyey waa Three Sixty Stevedoring – GSK Group  cargo big volumes shirkadu waa saadka shixnadaha waaweyn mulkiilaha cusub waa  Jaalle Sacad cumar Geelle adigu waa iska Jaalle Cabdiraxmaan Jaamac Barre aka BudhuqBudhuq ( AHUN ) oo af Fransiis ah .

4. Shirkada afraad ee la dhaxal wraeejiyey waa “Chief events?!” iyada ma hubno inay ka tirsan tahay GSK-GROUP waxa iska lahayd Marwada  Ganacsade Sare Axmed Cisman Geelle uu qabo waxa la wareegtay oo mulkiilaha cusub ah Marwo Tolmon Almis Maxamud Xayd ooy eedo ruma u tahay Marwada Kowaad Marwo Khadra Maxamuud xayd …………….. Arrinku ma fiicna meeshii jareer wayn iyo Cafar iyo dulin baa ku figaasay waxa loogu qaatay yartaa Jibriil Abokor ee Marwo Tolomon iyaga kol aad kasoo hesho waxooga arabikhiya iyo dhawr sac wuxuun baad ugu tagi lakiin wiilkaa Mr. Didier Drogba adeerka u yahay iyo Ivory coast iminka aynu waraaqo u qorno , waar telefoona u dira GSK GROUP WE THE PEOPLE OF SOMALILAND  WE WANT OUR MONEY BACK  ….!

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker