Dagaal culus ayaa Maalintii Saddexaad Ka Socda Laascaanood

Wararka imanaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in uu maalintii saddexaad uu socda dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee gobolka Sool .

Xukuumada Somaliland, ayaan wax war ah ka soo saarin maanta dagaalka si la mid ah labadii maalmood ee hore .

Lama khasaaraha ka dhashay dagaalka saaka bilaabmay .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker