Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya oo Si Hufan uga Hadlay Qaabka ay Somaliya uga Faa’ideysan Karto Isbeddelka Ka Curtay Geeska Afrika

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Faderaalka ee Somaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) oo maalintii labaad ka qeyb-galay shir laga ga hadlaayey Mowjadaha Isbeddel ee Geeska Afrika oo ay soo qaban-qaabisay xarunta daraasaadka ee Heritage oo ka qabsoomay magaalada Jabuuti, ayaa si mug-weyn u sharaxay siyaabaha kala duwan ee dowladda Somaliya iyo shacabkeedu ba ay uga faa’ideysan karaan isbeddelkii dhawaan ka curtay guud ahaan Gobalka, waxaana uu iftiimiyey in Somaliya ay tahay meesha ugu horreysa ee ku faa’ideysa isbeddelka ka socda Geeska isaga oo carabka ku dhuftay in boqolaalka Malyan ee qof ee dalalka jaarka la ah Somaliya ay suuq weyn u yihiin guud ahaan dalka isla mar ahaantaana si wacan loogga faa’ideysan karo qorshaha is-dhex-galka dhaqaalaha ee Gobalka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker