Hadalkii Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ee Arinta Laascaanood Sidee Loo Fahmay!!!

Hadalkii Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ee Arinta Laascaanood Sidee Loo Fahmay!!!

Kadib Markii uu Maanta ka Hadley Warbaahinta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo Kasoo Noqdey Socdaal uu Maalmihii u Dambeeyay Ku joogay Magaalada Laascaanood, Waxa uu Kaga Waramey Mawduuc Xasaasi ah.

Kaas oo Daaha ka Rogaya, in uu Dareemay Talaabo u qorsheysan Xukuumadda oo ka Duwan Kulankii ay Xiisada Laascaanood kawada yeesheen isaga iyo Madaxweynuhu Kaas oo ahaa, Sidii looga hawgali lahaa in Xaalada loo Waajaho, Qaab Ka Duwan awooda Ciidamada Laakiin Gudoomiye Khaliif wax Tafsiir ah kamuu Bixin, Walow uu Sheegay in aanney Xukuumaddu Waddin, Dhaqdhaqaaq Kubeegan hawshii uu u taggey Laascaanood.

Inkastoo aanney Xukuumaddu sitoos ah uga hadlin Hadalka Khaliif haddana, Waxaa laga dhex akhrisan karaa Jawaabta hadalkiisa ee Dhinaca Xukuumadda hadal uu Ka Hadley Gudoomiyaha Gobolka Sool.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker