Nigeria oo ay dhibaato ka haysato qodista macdanta ee sharci-darrada ah

Dalka Nigeria oo sanado badan xoogga saari jiray dhinaca shidaalka iyo gaaska ayaa haatan si dhow isha ugu haya dhinaca macdanta, si ay u badiyaan meelaha ay ka helayaan dakhliga soo gala dalka.

Hase ahaatee waxaa dalkaasi uu weli la tacaalayaa dhibaatooyinka dhinaca deegaanka ee ka dhashay qodista macdanta oo ay ku jirto, kuwa sida sharci-darrada ah loo qoto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker