Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo 7 Carruura ka Samata-bixiyay Guri Dab Qabsaday

Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargyesa ayaa sheegay in ay badbaadiyeen 7 carruur ah guri ay jireen dab-qabsaday, kuwaas oo mid ka mid dabku waxyeelo u gaystay qaybo ka mida jidhkiisa.
Gurigan oo ku yaal degmada 31 May ee caasimada Hargeysa ayay ciidanku sheegeen in caruurtaas midkii ay xaaladiisu darnayd ay gaadhsiiyeen cisbitaalka caruurta ee magaalada Hargeysa.
Ciidanka dab-demiska ee caasimadu waxay bulshada u soo jeediyeen in ay ka digtoonaadaan halista ka iman karta dabka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker