Cashuurtu Waa Tiirarka ay Dawladu ku Shaqayso

Cashuurtu waxay kow ka tahay Hab-maamulka kala socodsiinta Howlaha dawlada taaso ay ku dabareyso hawlaheeda u Qorsheysan iyo ilaalinta hantida umada taaso ay dawladu ku bixiso adeeg hufan oo ay bulshadana wax- ugu qabanayso adeegyada kala duwan sida kabayasha dhaqaalaha ,cafimaadka waxbrashada, tasoo ay Masuul katahay Wasaarada Maaliyada iyadoo sameysa miisaniniyada sanadeed isku dheeli tiran( Budget and expenditure) , hadaba si-guud madama dawlada-dhexe Masuul ugu tahay Dakhliga iyo kharashkaba hadana waaxo kalena wey ururin karan iyadoo oo  hab-midaysan wasaarada maaliyadu u record Garaneyso  marka waxaa waajib ku ah muwaadin kasta in uu noqdo cashuur-bixiye u hogaansan hanaanka dawlada oo aan cashuurta khiyaameyn

Hadaba Cashuurtu waxay ukala baxda laba waaxood oo kala ah (indirect taxes  and Direct taxes) Cashuurta dadban iyo Cashuurta Tooska ah ,   waxaa iyaguna qaadi kara cashuurta dawladaha hoose(local Government ) oo arimaha bulshada horumarinta iyo Qurxinta  magaaloyinka Iyana si sharci ah  uqaadi kara marka intaa la qaado cashuurtu waa in aad loo ilaaliya in aan la,lunsan oo aan shaqsiyaad aaney lunsan somalialnd wasaarada maaliyada waxaa cashuuraha u qaabilsan waaxda Kastamka iyo Cashuuraha beriga labadaa waaxoodba waa ilaha dakhliga ee wasaarada Maaliyada waa in la xoojiyaa si cashuurta dawladu u hesho cashuurtii waajibtey    ,cashuurtu waxay ku waajibtahay shaqsi kasta iyo hayad kasta oo sharci (an individual or legal entity ) hadaynu eegno cashuuraha Beriga oo kale cashuurta ay qadaan waxay ka koobantahay sidan cashuurta Macash-macaashak

Road tax              Cashuurta wada marista

Rent house tax    cashuurta guryaha ijaarka ah

Stamp duty          tax

Inheritance tax    cashuurta dhaxalka

Corporation tax   cashuurta shirkadaha

Construction befit tax including all income tax cashuurta macashka faa,idada

Building taxes    cashuurta dhismayasha

Payroll taxes        cashuurta shaqaalaha

Sales taxes           Cashuurta iibka

Income taxes      cashuurta Macashmacaashka

  Sidoo kale waaxa kastamaduna waxay cashuuran alaaboyinka soo degaya iyo alaabta dalka ka baxaysaba

Ama laga dhoofinayo (imports and exports) waana isha ugu muhiimsan ee loo bahanyahay in la hubiyo tacrifadaha waxyabaha soo degaya ee kontiinarada ku jira in  la baadho si loo garto si hufan Shaqaalaha Goobta kusugani hubiyaan inaaney dhicin alaab tacrifadeedu qalitahay oo tacrifad jaban lagu cashuuray wana meelaha mar-mar ay dhici kart il-duuf cashuureed ee tii logutalgalay ahay ka dhacdo

Waxaa kale oo dawladu qaadi karta cashuuro kale oo magac loo bixin karo hadii loo bahdo

    Progressive taxes   Cashuurta horumarsan

    Regressive taxes  Cashuuraha soo noq-noqda

    Proportional and flat taxes Cashuur udhigma iyo mid siman

    Capital gains taxes.        Cashuurta rasamaalka ah

   Excise Taxes  cashuur dhaaf

    Sales Tax     cashuurta iibka

    Property Taxes cashuurta hantida

Cashuurta kale ee Dawladuu qaadi karto ee muhiimka ah Waa ta Shirkadaha Isgaadhsiinta

Telecommunications taxes and surcharges   cashuurta Isgaashsiinta  iyadoo laga Cashuurayo incoming calls iyo out going calls  waxaana laga cashuuraya internet as local or wireless telephone, cable ,electric

Waana cashuurta dawlada Hadyo Jeer ka baaqata,  Ganacsatada wadanka waxaan usoo jeedin laha iney dowladooda si hufan ay cashuurta ugu soo xereyaan madama aynu nahay wadan soo kobcaya,

By. Abdirizak A.Shire

      Degree Development . Study

      Master Degree HRM

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker