Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland kulan La Qaatay Ergayga Finland ee Geeska Afrika
Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Waddani iyo UCID ayaa kulan Hargeysa xalay Suldaan Siciid Axmed Ergayga Finland ee Geeska Afrika iyagoo sida la sheegay ka wadahadlay.
“arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.”
Khilaafka Doorashooyinka ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland ayaa weli taagan.




