Ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo oo maanta damiyay dab qabsaday Beer ku taala kaantaroolka Bari ee magaalada.

Ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo ayaa maanta damiyay dab qabsaday Beer ku taala kaantaroolka Bari ee magaalada.

Ciidamada ayaa damiyay dabkaa kuna xakameeyay halkii uu ka bilaabmay, mana jirin khasaare kale oo dhacay dabkaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker