Hadhaagii Suuqii Waaheen Oo Xalay Dab Qabsaday!
Hadhaagii Suuqii Waaheen Oo Xalay Dab Qabsaday!
11 Qof ayaa ku dhaawacmay dab xallay ka kacay hotel u dhaw istaanka basaska u baxa xaadada new hargeysa, waxaana uugu dambayn ciidanka dab-damisku ku guulaysteen xakamaynta dabkaasi.
Waxa jira khasaare maaliyadeed oo soo gaadhay hotelka dabku ka kacay.dadka dhaawacmay badankood oo hada dhakhtarka yaala ayaa ahaa kuwa hurday xilliga dabku kacay.