Shirkadda Apple Ee Dalka Shiinaha Oo Mamnuucday App-ka Quraanka Lagu Barto

Shirkada Apple faraceeda dalka Shiinaha ayaa qaaday talaabo si weyn uga cadhaysiiyay musilimiinta kunool dalkaasi, kadib markii shirkada saartay App-ka caanka ah ee quraanka lagu barto ee loo yaqaan Quran Majeed.

Qoraal kasoo baxay Shirkada Apple ayey ku sheegtay in codsi uga yimid Dowlada Shiinaha uu keenay in appkan Quraanka lagu barto  saaraan, waxa ayna shirkada cadeesay in ay tixgalisay codsiga uga yimid Xukuumada Shiinaha.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker