Daawo:-“Gudoomiye Saleeban Gole Guurti Oo Sharci Ah Oo Uu Gudoomiye U Yahay Ma Jirto” Eng Maxamed Xaashi Cilmi.

Hargaysa-(OWN)-Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxaa uu ka Hadley muddo kordhinta uu gudoomiyaha guurtida Somaliland sheegay in loo sameyn doono golayaasha wakiilada iyo  deegaanka.

Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay in Gudoomiye Saleeban aanu jirin gole sharci ah oo u gudoomiye u yahay kadib markii ay wada dhinteen badanka xildhibaanadii la soo xulay,………. Halkkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker