Canada: Dood ka taagan xeer ku saabsan guryaha

Gobolka Ontario ee dalka Canada, waxey dood ka taagan tahay xeer ku saabsan arrimaha guryaha, kaasoo ay ku kala aragti duwan yihiin madaxda magaalooyinka iyo dowladda gobolka.

Magaalooyinka gobolka Ontario, gaar ahaan Toronto oo ay deggen yihiin Soomaali badan ayaa kamid ah meelaha ay ka jirto dhibaatooyinka dhanka guryaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker