Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Al-Shabaab ee weli ka socda Hoteelka Muqdisho

Ilaa hadda faahfaahin rasmi ah kama soo bixin laamaha amniga ee dowladda, marka laga reebo in ay xalay shaaciyeen warka ku saabsan weerarka iyo howlgalka lagu doonayo in lagu soo afjaro.

Waxaa jira warar aan la xaqiijin oo sheegaya in Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Maxamed Axmed, uu dhaawacmay.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay weerar ku qaadday hoteelka uu howlgalku ka socdo. Kooxdan ayaa 15-kii sano ee ugu dambeeyay Soomaaliya ka wadda dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah dowladda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker