Dhaqaalo Xumo soo Wajahday Dowladda Itoobiya Oo la Shaaciyay

Waddanka Itoobiya oo ka mid ah dalalka Afrika ee uu dhaqaalahoodu aadka u kobcayay 10-kii sanadood ee la soo dhaafay, ayaa haatan la daalaa dhacayaa caqabado badan oo dhaqaale.

Caqabadahaas waxaa ka mid ah gabaabsi xooggan oo dhanka lacagaha qalaad ah, nolosha oo qaali ah iyo dayn badan, Waxaana loo aanaynayaa dhaqaala xumadan inuu sababay Dagaalka ka socota gobolka Tigray.

Ganacsatada ku nool gudaha waddanka Itoobiya ayaa rajo ka qaba in dhaqaalaha uu soo hagaagi doono.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker