Dab ka kacay warshad ku taalla Shiinaha oo dilay 38 qof

Dab ka kacay warshad ku taalla gobolka Henan ee Shiinaha ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 36 qof.

Warbaahinta dowladda ayaa ku warramaysa in dad lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen falkaas lagu qabtay magaalada Anyang.

Dowladda Japan ayaa si rasmi ah u furtay baaritaan ka dhan ah kaniisadda Unification. Waxaa bilihii la soo dhaafay soo baxayay caddeymo muujinaya in xiriir toos ah uu ka dhexeeyo urur diimeedkaas iyo xisbiga Liberal Democratic ee uu ka tirsan yahay ra’iisal wasaare Fumio Kishida.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker