Mooshin maanta La Keenay Golaha wakiilada iyo Waxa uu ku Saabsanaa.

Mooshin lagu diidan yahay in golaha wakiilada lagu soo celiyo masuulyiinta la diido ayaa saaka la hor keenay .

Mooshinkan ayaa lagu dalbadey in xeer gaar ah loo sameeyo masuulyiinta golahu diido in aan dib loogu soo celin karin .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker