Safiirka Somaliland ee Jabuuti Amb Cabdifatax Siciid oo ka qeybgaley munaasibada maalin caruurta aduunka ee Jabuuti
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo kamid ahaa safiirada caalamka ee lagu soo casuumay xaflada xuska munaasibada maalinta caruurta aduunka oo lagu qabtey Dalka Jabuuti,