Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay oo diiday in cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay oo diiday in cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya laga qaado.
Khamiistii shalay ayay Golaha ammaanka u codeeyeen in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, taas oo ay si weyn uga soo horjeesatay dowaldda Soomaaliya, 11 dal ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, iyadoo dalalka Ruushka, Shiinaha, Gabon iyo Ghana ay ka maqnaayeen ansixinta qaraarkan.
Arrintaan ayaa caqabad wayn ku ah dagaalka lagula jiro kooxda aragagixisada ee AS, kuwaas oo dhibaato ah Soomaaliya.