“Xisbigii Aan Ka Imi Ninkii Ma Hor Socon” – Guddoomiyihii Waddani ee Awdal oo Ka soo Dhex-muuqday Xisbiga Kulmiye

“Xisbigii Aan Ka Imi Ninkii Ma Hor Socon” – Guddoomiyihii Xisbiga Waddani ee Gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan, ayaa maanta shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biiray Xisbiga talada dalka Haya ee Kulmiye.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker