Madaxtooyada oo Sheegtay in Kharashkii Diwaangalinta Ku Wareejisay GDQ

Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in guddida Doorashooyinku haystaan kharashkii si ay u bilaabaan diiwaan gelinta, si sida ugu dhakhsaha badan ay u qabsoomaan Doorashooyinku sannadka 2023-ka.
Iyadoo weliba la raacayo xilliga guddida Doorashooyinku cayimeen.
Laakiin xukuumaddu ma sheegin Doorashada ay sheegayaan tay tahay madaxtooyada mise Ururrada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker