Aas loo sameeyay askari Israa’iili ah oo laga soo helay dhisme u dhow isbitaalka

Magaalada Modi’in ee bartamaha Israa’iil, waxaa aas loogu sameeyay IDF Corporal Noa Marciano, taas oo ay Xamaas qafaasheen 7-dii Oktoobar.

Sida aan horay u sheegnay, Cpl Marciano ayaa meydkeeda laga soo saaray dhismo ku dhow isbitaalka Al-Shifa todobaadkan. IDF waxa ay sheegtay in sirdoonku ay ku hageen goobta saxda ah.

bbc

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker