UK oo sannad gudihii yeelanaysa ra’iisal wasaarihii saddexaad

Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.

Ra’iisul wasaarihii hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay inuu tartanka ka hadhay. Mr. Sunak ayaa loo saadaalinayaa inuu kusoo bixi doono xilka ra’isulwasaaraha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker