Hayada UNHCR Oo Qaxooti Soomaaliyeed ka soo Daad Guraysay Dalka Yemen.

Ha,adda Qaramada Midoobay u Qaablsan Qaxoontiga ee UNHCR ayaa qaxooti Soomaali ah oo ku hadhsanaa kasoo Daad gureeyay dalka Yaman, kuwaas oo laga dejiyey Dekadda Magaalo Xeebeedka Berbera ee Soomaaliland.

Qaxootigan oo tiro ahaan gaadhaya ilaa 147 ruux ayaa waxaa ku jira 56 Carruur ah, waxaana doon lagaga soo qaaday Dekadda Magaalada Cadan ee ugu dambeyna laga dejiyay dekadda Magalada Berbera Soomaaliland.

Dadkan qaxootiga ah ee Soomaalida ah ayaa waxaa saameyn ku yeeshay dagaalada ka socda dalka Yemen, iyada oo sidoo kale ay la soo deristay intey ku sugnaayeen dalka yemen xaalad Bani’aadanimo,taas oo keentay in Soomaaliya dib loogu soo celiyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker