Daawo: Waraysi Xiiso badan oo uu Bixiyay Madaxwaynihii hore ee Somalia Cabdiqaasim Salaad Hassan OO Ku Sugan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar

Daawo: Waraysi Xiiso badan oo uu Bixiyay Madaxwaynihii hore ee Somalia Cabdiqaasim Salaad Hassan OO Ku Sugan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, Madaxwayne Abdiqaasim Salaad ayaa ku Tiraabay in Gabi ahaanba Hadalkii ka soo yeedhay EX-Madaxwayne Sh shariif uu ahaa mid  Aan u Cuntamayn inuu ku Hadlo Masuul soo maray Xil Madaxwayne-nimo isla markaana ahaa Hadal Ummada Soomaaliyeed ku ah Qadaf ito meel ka dhaca , mr Qaasim ayaa qiray inay Dawladda uu Hogaamiyo Farmaajo ku Tallaabsatay Horu mar la Taaban karo

Waraysigaas oo dhamaystiran ka Daawo halkan hoose

 

https://youtu.be/zd2nzNGzua0

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker