Xoolaha iyo Nafta Ahmed Osman Geelle Saami Qaybsiga Dhaca iyo Hadhiiinada Jibuuti Ee Qoyska Geelle & Ina Xayd. Tujaarta Somaliland Ku hayaan Walle lama leddo

Ma Xuseen Caydii Baynu Ogayn.
Ma Xadhigii ooomaar Baynu aOgayn.
Ma Dhulkjii Ibraahin Dheere ayanu Ogayn.
Ma IOna Boore Aayanu Ogayn.
Ma Ahmed Osmaan Baynu aragnaa

Maxaa dhiil Cuqubo hadimo shirqool iyo Xaraan ku Buuxsamey ina geelle iyo Goosha Khafiiftay.

Aama Baan ku sheeg Aama dacwad kale Keen
Hadii Cirku Buuro Yeelanayo.
Haday Baddu Qiiqayso.
Hadii Somaliland Gariirayso.
Hadii Goljano Dahab Dhalayso.
Haddii Axmed Dhax la xaaqayo.
Haddii Jibuuti Barafku Noqonayso.
haddii Somaliland aan 500 Sanno la ictiraafayn.

Ama Muuse Hakuu Sheego Aama Maxamed Hakula faqo ama ina Awsiciid Hawado.
Qudhbaa ka salagle ninka Reer Cusmaan iyo Xoolahooda dib usoo qaada.
Hoy quraad yahay Joog…
Dufan jecel xadho guratoy maanta nafta la dhiibaya dhiigbaa qulqulaya aan been ahayn haddii laga hadhi waayo
Ahmed Cismaan Hadhow lama sheegin ha odhan raga u qoolan way suntan yihiin dhagartaas.
Tallo Xiniiyo cadde.
Waanu ka badheedhnay.. Xoolaha iyo Nafta Ahmed Cusmaan sidii Nebi Muxamed iyo illlaahay sheegay baa loo difacayaa..

Qolaa dhiilku ku buuxsamey oo xaqii ku dilaacay….

waar isagro.

Abdimalik Morwan
binu.marwan@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker