Dhegayso: Wasiir Faratoon oo Laga Waraystay Shirka maal-gashiga Somaliland ee ka furmay Nairobi

 

Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay Shir Lagaga hadlayo  Maalgashiga Gudaha  Somaliland, kaasoo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Arrimaha dibadda ee Somaliland.

Shirkan  waxaa ka soo qeybgalay Shirkado heer caalami ah kuwaasoo daneeya maalgashiga Geeska Africa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland Yaasiin Maxamuud Xaaji ‘Faratoon’ ayaa Arrimaha Shirkan uga warramay

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker