Ninka Xumaanta ,kala qoqobka iyo ku jiqsiida Ka taliyaa, Colaad iyo wax iska Celinta kama taliyo”

“Kol hadii Xukuumadii Muuse biixi sharci loogu taag waayey ,waxaanu u sheegeynaa shacabka Sharci darro inagu xukumi maayo, Nina Taagtii,Nina tamartii.”

Xildhibaan Mustafe Khayreeye ayaa sidani yidhi:-

“Kursiga dalka waxa lagu fadhiyi karaa hab sharci ah oo dastuurka Waafaqsan,sidaas baana lagu gaadhi karaa helistiisa , intaas marka ay tahay wixii aan sharci ahayn , waa Xanjarafajaasnimo Iyo Jariskaxoornimo.

Waxa Qaran ahaan Ceeb inagu ah in Xuquuq siyaasi ah iyo mid Muwaadin aynu Marti uga noqon shakhsi dookhiis. Xuquuqaha baryo laguma Helo waa hadii waajibkaas la gudan waayo.

Si aan baryo ahayn baa loo raadiyaa , kuwa loo taag la’ayahy hada waxaydun arki yagoo dhuumanaya oo nabada loo ergeynayo .

Ninka Xumaanta ,kala qoqobka iyo ku jiqsiida
Ka taliyaa, Colaad iyo wax iska Celinta kama taliyo waxaan ku koobayaa Kol hadii Xukuumadii Muuse biixi sharci loogu taag waayey ,Waxaanu u sheegeynaa shacabka Sharci darro inagu xukumi maayo ee niyada u sheega intaas .

Nina Taagtii,Nina tamartii.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker