Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka Bari.
Kormeerka Madaxweynaha waxaa ka warbixiyey Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani.