Daawo: Culimada Berbera Oo Joojisay Ku Tushada Masaajidyada Salaada Taraawiixda
Daawo: Culimada Berbera Oo Joojisay Ku Tushada Masaajidyada Salaada Taraawiixda.Colimada Magaalada Berbera ayaa ku Tiraabay marhaddii laga Cabsi Qabo inuu Faafo Xanuunka Covid-19 Sida ay Qabto Diinteena Suubani Waa in Qofwaliba Salaada Sunnaha ah ee Taraawiixida uu ku Tukadaa Gurigiisa ama Hoygiisa 




