Aas qaran oo loo sameynayo ra’iisal wasaarihii hore Japan oo dhawaan toogasho lagu dilay

Kumanaan qof, oo ay kamid yihiin tobanaan hogaamiyeyaasha caalamka ah, ayaa ka qeyb galaya aaska qaran ee loo sameynayo ra’iisal wasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe, kaas oo toogasho lagu dilay bishii July.

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka goobta uu ka dhacayo aaska.

Tobannaan ka tirsan hogaamiyayaasha caalamka ayaa waxa ay ka qeybgaleen aas loo samaynayay ra’iisul wasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe, kaas oo toogasho lagu dilay bishii July ee aynu ka soo gudubnay.

Hogaamiyayaashaas waxaa kamid ah madaxweyne kuxigeenka Mareykank, Kamala Harris.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker