Abwaan Weedhsame “Gebiley in Madaxtooyo laga dhiso maxay uga baahan tahay?

Abwaan Weedhsame:-

Gebiley in Madaxtooyo laga dhiso maxay uga baahan tahay? Illayn waynu wada ognahay in dugsiga sare ee Timacadde, Fasalada qaar 80 arday fadhiyaane, bal hudheelkan weyn cidda uu anfacayo ii sheega?

Waxa nasiib darro ah, Indho-sarcaadkan siyaasiga ah ee aadka u xajiimaysan inay dad badani u mashxaradayaan.!!!

“Sargafyada xajiimaysan iyo solayga qaamaysan

Waxay samo fal ugu sheegayaan siinta godobaysan

Geed-saar ku maran bay rabaan inay samaystaan”

Gaarriye

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker