” La guursiga hablaha guurka ayuu dhan dhan u yeelaa” Sakiya Xuseen

Waxaa baraha bulshada hadal heyn ka dhaliyay hadal kasoo baxay taliye ku xigeenka booliska Soomaaliya Sakiya Xuseen oo taageertay in ragga ay guursadaan xaasas badan.

Waxay sheegtay in ‘La guursiga hablaha badan uu dhan dhan u yeelo guurka”

Waxay Facebook kusoo qortay in qoraalkan ay uga dan laheyd in dhalinyarada ay kaga mashquuliso arrimaha siyaasadda dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker