Erdogan oo Sheegay inuu Dhawaan Bilaabi Doono hawlgal Milatari

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay in dhawaan uu bilaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed, si loola dagaallamo khatarta argagixisada ee halkaasi ka jirta.

Bartilmaameedka ugu weyn ee howlgalkan ayaa noqon doona in dib loo bilaabo dadaallada lagu abuurayo aag nabdoon oo 30-km ama (20-mile) ee xudduudda Turkiga uu la wadaago Suuriya, ayuu Erdogan ku sheegay khudbad telefishanka dalkaasi laga sii daayay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker