Abdisalam Hereri Wariye Ruugcadaa ah oo ay Soomaali badani ku Xidhan tahey oo ka tegay Universal Tv iyo Sababta?

Abdisalam Hereri Wariye Ruugcadaa ah oo ay Soomaali inteeda igu badani ku Xidhan tahey Barnaamijyada iyo Wareysiyada Socdaalka Dunida, uu Kusoo marro Dalal badan, Marka laga tago Waayo-aragnimada iyo Khibrada uu u leeyahey heerka Aqooneed ee Warbaahinta, Cabdisalaan Wuxuu Leeyahey hibo gaar u ah Shakhsiyadiisa oo ah Hal-abuurka Dhinacyo Badan, oo Ka tisqaado Mawduucyada Wareysiyada iyo Barnaamijyada gaarka ah Tusaale ahaan Wakhtiyadii u Dambeeyay Waxaa jirey Malaayiin Qof oo Soomaali ah ha ubadnaadeen Kuwa Aqoonyahanka ah, oo Qiimaynta Sameyn Karra Waxey Si aad ah usoo Dhaweeyeen Socdaalkii Hereri Ku tagey Axmed-najaasha iyo Kan u Dambeeyay ee Xuduudka u Dhexeeya Mareykanka Iyo Mexico oo Soomaalida badankeeda Sheeko ku ahaa ayuu Shaahid inaku Geeyay.

Waan Xaqiiq in Siweyn Loo soo dhaweynayo YouTube ks gaarka u ah Maadaama uu Kalidii is bixin karro Islamarkaana, uu yahey Wariye had iyo jeer ka dhex Muuqda Guud ahaan, Waxaanay ku Beegnayd Sanadkii 90kii Markii uu Shaqada Ka bilaabay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBCda Waxaana Fure u ah Kaalintiisa, in aannu ilaa iyo Maanta Marna hoos uga dagin Dhinaca kartida iyo Firfiroonida, oo aannu Maalina Maalinta Kale ku darin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker